Ibraahin Aw-xasan Ismaaciil
DHABAR ADEYG: Lix Tallaabo, oo Isbeddel Horseeda (Afrikaans Edition)
Horumar ma sameyn kartid shaqsi ahaan, shirkad ahaan, iyo dal ahaanba, haddii aanuu isbeddel togan iman; isbeddelkuna ma hawl yaraa, haddii aan fekerka wax iska beddelin, ficilna xigin; ficilkuna ma yeesho midha dhal waara, haddii aan lagu dhabar-adaygin.Markasta, oo aad is tidhaa wax cusub isku day...
$15.99